Ciidamadii ka gadooday Sh/dhexe “Ciidan qabiil Mise kuwo Qaran” (Daawo Sawirro)

Madaxda Dowladihii talada isaga dambeeyey tobankii sano ee la soo dhaafay mid walba waxaa uu sheegayey iney wadaan dib u dhis lagu sameeyo ciidanka Xoogga dalka balse midkoodna arintaas si buuxda uguma guuleysan. Dib u dhiska ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ka taagnaa welina aan xal loo helin mushkilado badan oo isugu jiray kuwo farsamo, … Continue reading Ciidamadii ka gadooday Sh/dhexe “Ciidan qabiil Mise kuwo Qaran” (Daawo Sawirro)